Kuuriyada Waqooyi oo qarxisay Xafiis kala dhaxeeyay Kuuriyada Koonfureed

Warbaahinta caalamka kuwooda ugu afka dheer ayaa qoraya  war  cusub oo ku saabsan in Dowlada Kuuriyada Waqooyi ay bur burisay xafiis kala dhaxeeyay Kuuriyada Koonfureed , xili xiisad u dhaxeesa labada dal uu dib usoo cusboonaaday. Dowlada  Kuuriyada Waqooyi bur burisay xafiiskan oo kuyaalay magaalada Kaesong oo kutaala xadka labada dal, xafiiskan ayaana ahaa mid … Continue reading Kuuriyada Waqooyi oo qarxisay Xafiis kala dhaxeeyay Kuuriyada Koonfureed